The challenges Somalia faces today are immense, complex, and varied.
Our country is
threatened by civil war, violence, climate change, environmental degradation, poverty,
rising youth unemployment, as well as deepening socio-political and economic
discriminations Motivate aims to provide innovative, long terms solutions to these
problems by fostering the courage, compassion and competence needed for effective
leadership among today’s youth.
NGO waa urur aan macaash doon ahayn oo ka shaqeeya arrimo bulsho, caafimaad, deegaanka, ama arrimo kale oo taageero siinaya bulshada si aan laga helin faa'iido dhaqaale. NGO-yadu waxay caawiyaan dadka iyo deegaannada u baahan taageero iyo horumarin.
Maxay NGO-yadu qabtaan ?
NGO-yadu waxay qabtaan hawlo kala duwan sida waxbarasho, caafimaad, caawinta dadka saboolka ah, ka hortagga cudurrada, iyo ilaalinta deegaanka. Ujeedadoodu waa in ay taageeraan bulshada iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka ka jira bulshada.
Sideen ugu tabarucaa NGO?
Si aad ugu tabarucdo NGO, waxaad ka qayb qaadan kartaa hawlaha ururka adigoo ka caawinaya mashaariicda, tabarucaad maaliyadeed, ama adeegyo kale oo muhiim ah. Waxaa kale oo aad ku biiri kartaa NGO-gan inaa donate ku dhufato kadibna aad dorato aad talaabooyinka raacdo